Kooxo Hubasay ayaa Caawa Fiidkii Waqooyiga Glkacyo Kutogtay Sargaal Katirsan Ciidanka Puntland kaasi oo aan la ogayn sababta ka dambaysay Dilkiisa hasa ahaatee Wararka ayaa sheegaya In Kooxihii Dilka Gaystay ay Goobta ka baxsadeen

Ciidamda Maamulka Puntland ayaa Goobta uu Dilka Kashacay ka sameeyay Howgalo lagu badi gobayo kooxihii dilka ka dambeeyay balse laguma guulaysan in gacanta lagu dhigo

Muddooyinkii dambe xaalka amniga ee waqooyiga Galkacyo ayaa wanaagsanaa in kastoo mararka qaar ay ka dhici jireen Dilal iyo Qaraxyo ay masuuliyadooda ay sheegan jireen Kooxda Al shabaab oo Dagaal uu kula Jiro Maamulka Puntland

 

 

HIRNEWS1@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here