Laba Ruux ayaa dhimatay midkalana waa uu dhaawacmay kadib iska horimaad kooban oo ka dhacay duleedka gaalkacyo ee gobalka mudug kaasi oo udhaxeeyay Ciidamda Dowladda qaybtooda Galacyo iyo Malayshiyaad hubaysan

Isku dhaca Ciidanka iyo Malayshiyaadka ayaa yimid kadib markii Ciidama katirsan Kuwa mila tariga soomaaliya in lageeyo Deegaanadii Colaadaha ay ka dhaceen ee Duleedka Galbeed ee Galkacyo oo dhawaan Maamulada Glamudug iyo Puntland ay ku heshiiyeen in in gobaha lagu muran san yahaylageeyo ciidamda kasocda dowladda soomaaliya si xal loogu helo Colaadaha soo laa laabtay ee ka dhaca gobalka mudug

Wararka Laga helayo Saraakiisha Ciidanka Dowladda qaybtooda Gobalka Mudug ayaa sheegaya In Hal askari uu ka dhintay halka midkalana uu kaga dhaawacmay Weerarkii Saakay ay kala horyimaadeen Kooxa Hubaysanoo oo ka biya diidsan in ciidamo kasocda dowladda lageeyo halkii ay ku dagaalameen Maamulada Gobalka ka arimiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here