Inta Laxaqiijiyay Laba ruux ayaa dhintay Sadax kalana waa ay dhaawacmeen ka dib isku dhac dhaxmaray Malayshiyaad ka kala tirsan Galmudug Iyo Puntland Deeganaka Laama Cali Biid oo dhinaca Waqooyi Bari Ee obalka Mudug Kuyaal

Wararka Laga helayo Dadka Deegaanka ayaa sheegaya In isku dhaca uu yimid ka dib markii Koox hubaysan ay duulaan kusoo qaadeen Dhalinyaro Xoola Ku haysatay Deegaanka uu weerarku ka dhacay

Weerarkaan udhaxaeeya Dhinacyada kasoo kala jeeda Labada Maamul Ee Gobalka Mudug ka arimiya ayaa imaanaya Xilli Galkacyo laga waday dhax dhaxaadin udhaxeeysa dhinacyada Gobalka isku haya hasa haatee Deeganada Daaqa iyo biyaha ay ka wadaagaan Xoola dhaqatada ayaa waxaa mar walba ka dhaca Isku dhacyo udhaxeeya Xoola layda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here