Magaalada Garacad ee gobolka Mudug ayaa dhawaan waxaa lagu qabtay Rag Ajaanib ah kuwaas oo markii la qabtay ay soo baxeen inay ka tirsanyihiin Al-Qaacido.

Masuul katirsan maamulka Puntland ee Garacad ayaa ayaa sheegay inaysan Raga gacanta lagu dhigay aysan ka tirsanayn Al-Qaacida.

Masuulkan ayaa mar uu faah faahin ka bixinayey Qaabka loo qabtay wuxuu sheegay inuu markii hore lasoo xiriiray maamulka deegaanka horayna qalab iyo matooro ugu yaaleen kadibna lagu qabsaday Canshuurtii oo ka dhacday markaasna ay u cusboonaysiiyeen kadibna dawlada Dhexe ay qabsaday sida uu sheegay.

Geelle Ciiraale Shaandhe, ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Maamulka Puntland laga doonayo sida ugu dhaqsaha badan inay u siidayso Xoriyadda Ragaas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here